Puntland oo War kasoo saartay Tacadiyada lagu hayo Shacabka Laascaanood

War Qoraal ah oo kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa si kulul looga hadlay tacadiyo la sheegay in ciidamada maamulka Somaliland ku hayaan shacabka kunool magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Puntland ayaa sheegtay in Ciidamada Somaliland ay dileen sidoo kale dhaawaceen qaar kamid ah Shacabka Laascaanood, waxaa sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Puntland lagu sheegay … Continue reading Puntland oo War kasoo saartay Tacadiyada lagu hayo Shacabka Laascaanood